Jahawareer ka dhashay gabdho walaalo Sucuudiyaan ah oo maydkooda laga helay dalka …

Booliska magaalada New York ee dalka Mareykanka ayaa waxa uu baarayaa dhimashada laba gabdhood oo walaalo ah oo u dhashay waddanka Sucuudi Carabiya kuwaas oo todobaadkii hore maydkooda laga helay Webiga Hudson iyagoo la isku xirxiray. Tala Faaric, oo 16-jir ah, iyo Rotana Faaric, oo 22-jir, ayaa waxaa maydkooda laga helay iyagoo is eegaya si … Continue reading Jahawareer ka dhashay gabdho walaalo Sucuudiyaan ah oo maydkooda laga helay dalka …